Category: Sheekh Ibraahim Xirsi Galow

  • Isticmaalka Internetka Maxaad ka Ogtahay?

    Isticmaalka Internetka Maxaad ka Ogtahay?

      1984 kii markiiย  Internetka adduunka laga shaaciyay waxa laga isticmaaliย  jiray 1000 host oo qudhaata, kuwaas oo ahaa jaamacadaha iyo shirkahadaha dhawr waddan oo kaliya. 1998kii oo ahayd shan iyo toban sanno ka dib waxa isticmaali 50 milyan oo users ah. 11 sanno ka dib ka dib oo noqonaysa…

  • NATIIJADA ADDUUNYO JACEYLKA!!

    NATIIJADA ADDUUNYO JACEYLKA!!

      Waxaa la soo wariyay oo la yidhi: “waxaa wada safray Nabi Ciise (Cs) iyo nin yahuudi ahaa. Waxa ayna sahaydoodu ahayd saddex xabbo oo roodhi ah, waxaa na siday ninkaas yahuudiga ah. Ninkii ayaa si xatooyo ah kaligii u cunay xabbad ka mid ah saddexdii mid ee roodhida ahaa.…

  • Mucjisooyinka Quraanka iyo Axaadiista Qudhaanjadu way hadashaa!๐Ÿœ

    Mucjisooyinka Quraanka iyo Axaadiista Qudhaanjadu way hadashaa!๐Ÿœ

    Sida aynu marar badan ku xusnay daraasadaha koob kooban ee aynu ku soo qaadano Shareecadda Islaamka iyo cilmiga sayniska, waxaynu xusnay in markasta sayniska lagu cadeeyey shaybaadhku uu waafaqo Quraanka iyo Axaadiista Rasuulka NNKA. Maanta qormadan kooban waxaynu ku eegaynaa culimadda sayniska gaar ahaan kuwa ku xeesha dheer cayayaanka (Entomologists)…

  • Mucjisooyinka Quraanka Q2aad Maxaa dhiiga Allah inooga xaaraantimeeyey?   W/Q: Sh Ibrahim Xirsi Galow

    Mucjisooyinka Quraanka Q2aad Maxaa dhiiga Allah inooga xaaraantimeeyey? W/Q: Sh Ibrahim Xirsi Galow

    Mucjisooyinka Quraanka ย ย Maxaa dhiiga Allah inooga xaaraantimeeyey? Ilaahay wuxuu aayado badan inoogu sheegay in la inaga xarimay bakhtiga, dhiiga dareeraha ah, hilibka doofaarka iyo wixii loo gawraco cidaan Ilaahay ahayn. waxaynu si kooban u qaadaa dhigaynaa wixii Ilaa hadda laga ogyahay sababta Allah dhiiga u xarimay. ุฅูู†ู‘ูŽู…ูŽุง ุญูŽุฑู‘ูŽู…ูŽ ุนูŽู„ูŽูŠู’ูƒูู…ู ุงู„ู’ู…ูŽูŠู’ุชูŽุฉูŽ…

  • Mucjisada Quraanka Qaybta 1aad! Sh Ibrahim Xirsi Galow

    Mucjisada Quraanka Qaybta 1aad! Sh Ibrahim Xirsi Galow

    Mucjisooyinka Quraanka iyo Xadiiska Soomaalidii reer guuraaga isaga badnayd waxay marar raggu haddii ay wiilalasha oo aad loo jeclaa dhali waayaan ay dhibtaas ku eedayn jireen dumarkooda. Quraanka wuxuu inoo sheegay 1430 sano wax ku dhaw ka hor in Aabuhu uu Mas’uul ka yahay Ilaahay Awoodiisa ka gadaal in qofka…